Raisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo goor dhow dalka ka dhoofay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle, iyagoo ku sii jeeda Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Khayre ayaa sheegaya in socdaalkiisa uu la xiriiro martiqaad rasmi ah ka helay Boqortooyada Sacuudiga oo dayuurad gaar ah saaka u soo dirtay, taasoo qaaday wafdiga raisul wasaaraha Ilo wareedyo … Continue reading Raisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo goor dhow dalka ka dhoofay